Beckham oo Naxdin iyo Qosol Garriir Kala dheelmaday Madal uu Carruur Tababar ku Siinayay

March 24, 2013 - Written by Maxamed Cabdillaahi Dubbe

Beckham oo Naxdin iyo Qosol Garriir Kala dheelmaday Madal uu Carruur Tababar ku Siinayay

David Beckham ayaa qosol gariir, naxdin iyo murugo kala dheelmaday madal uu ciyaartoy yarya oo Shiine ah ku barayay laaga xorta ah (Free Kick) ee uu caanka ku yahay oo uu ku fashilmay.

Laacibkan China ku jooga socdaal shan maalmood ah, ayaa isagoo ku lebis suudh iyo kabo madow booqday ciyaartoyga yaryar ee Wuhan Zall, halkaasoo uu ku siinayay tababarku saabsan habka laagaga xorta ah loo dhaliyo.

Beckham waxa uu saf u joojiyay koox carruur ah, waxaannu isku dayay inuu kubbadda ka dul laliyo, balse markii uu kubbadda laagay ayay la siibatay lugtii uu ku taagnaa oo uu dhulka ku dhacay.

Laacibkan ayaa markiibka dhulka ka kacay, isla markaana qosol naxdin iyo anfariir ku dheehan yahay bilaabay, halka caruurtii madasha joogtay mid waliba dhiniciisa qosol ula jeestay.

Comments are closed.

Amas University

Faalooyin
Screenshot Wershad Somaliland Lahayd Oo Ay Bedeleen Warshado Laga Leeyahay Wadamada Chinna Iyo Jabaan/Qalinkii Weriye Cabdiraxmaan Tiriike    August 17, 2017
Hore Waxay U Ahayd Wershad Meel Hal-bawle Ah Ugu Jirtay Umada Ku Hadasha Afka Somaliga Waana Mid Muu
20891354_10214158041289739_240530483_n HAMBALYO MEHER: Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed    August 15, 2017
HAMBALYO MEHER: Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed. Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaft
Baro-bixinta ay ereyada qalaad ku hayaan Af-Soomaaliga (WQ: Yuusuf Cismaan Cabdille “Shaacir”)    August 9, 2017
Afafka adduunku waxay yeeshaan horumar, dib-u-dhac iyo geeri intaba. Af-Soomaaligu wuxu ku jiraa kuw
Hambalyo Meher Wacan    August 6, 2017
Xamse Maxamed Carten, Salaabeen Xuseen Cabdi, Sidiiq Cabdi Cismaan, Saleebaan Cabdi looliye, Saalax
Wankii La lumay Baraarka    August 5, 2017
Xooluhu waa aassaasska nolosha aadamaha, dhaqashada xooluhuna waa lafdhabarta nolosha aynu ku tiirsa
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
August 2017
M T W T F S S
« Jul    
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
Site stats
  • Who's Online

    1 visitors online now