Abdoo aayir waa halyay eebe siiyay gobolka togdheer By cabdikhalq maxamed cali kildhi

December 6, 2012 - Written by admin1

Abdoo aayir waa halyay eebe siiyay gobolka togdheer

Marka hore waxaan salamayaa dhamaan saxafada Somaliland ee sharafta iyo qiimaha badanleh  waxa kale oo aan halkan salaan  diiran  ka gadhsiinayaa  dhamaan shacbiga Somaliland  kuwa dalka jooga iyo kuwa dibada jooga waxaan jeclahay inaan sigaar ah usalamo dhamaan bulshada reer togdheer  gudo iyo  dibadba   intaa marka aan kasoo daadego waxa aan jeclahay inaan ugudbo qormadayda maan ta oo ah amaba ku saabsan badhasaab ka gobolka togdheer oo ah geesi  usoo halgamay jamhuuriyada  Somaliland oo ah geesi [ilahay] uu siiyay dhamaan  bulshada reer togdheer hadaba mudane abdooayir waxa uu madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland  mudane axmed maxaed maxamuud usoo magacabay xilka gudoomiyaha gobolka togdheer amaba badhasab ka gobolka togdheer  run ahaantii waxa uu xilkiisa ugutay mudane ayir una sugay amniga gobolka togdheer  qaab layaableh  oo uu kumutaysan karo in la dhaho waa badhasaab ka hormuudka u ah badhasabyada dhamaan gobolada Somaliland

Hadaba maxaynu kasheegi karnaa waxqabadka  aayir ayaa meesha tala dabcan qofkasta oo u dhuun daloolay gobolka togdheer  halka uu marayay ama uu joogay intii aan aayir xilka loosoo magacabin manta ma ubaahna inladhaho aayir waxaa ayuu qabtay waxas iyo waxas waayo qofkasta indhihiisaa umacalin ah  lkn waxaan jeclahay in aan xoogaa ka iftiinsho  waxqabadkii ugudanbeeyay ee uu mudane aayir  waa badhasabka gobolka togdheere  uu ka fulsho gobolka togdheer khasatan magalada burco

 

1;dibudhiska madaarka diyaradaha ee magalada burco oo ay hada soo cagadhigtaan diyaaraduhu isagoo ay ka dhismuhu kusocdo

2;dib udhista iyo qurxinata guriga gudomiyaha gobolka togdheer

3;wadada isku xidha magala burco iyo oodweyne

4;wadada gasha xafada October ee magalada burco

5;fasalo kukordhin iyodibudhis lagu sameyay qaar ka mid ah iskuulada ugucaan san magalada burco sheikh bashiir iyo sheikh ibrahine ;  hadaba dhamaan waxaas oo mashariica oo wliba ku wii udan beeyay uu xadhiga ka jarid iyo dhagaxdhigis kusameeyay madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland waxaas oo mashariic ahi waxay gobolka ka fushay intii uu gudoomiyaha ahaa mudane aayir hadaba waxa  xusid mudan in intaas oo mashariic ahi ay ku timid kartida iyo dacadnimada iyo uheelanaanta mudane aayir ee ah inuu ka dhabeeyo hamigiisa oo ah inuu sameeyo bulsho horumartay oo mid ah oo isku tiirsan waxaan kusoo gunanadayaa  qormadaydan abdoo wa garaad aqoon iyo geesinimo kucanoo waxkastuu goaansado wuu gadhidoonaa bulshada reer togdheerna waxan leeyahay gacansiiya halyayga aqoonta leh

 

 

Waa qalinkii cabdikhalq maxamed cali kildhi

Email.cabdimaxed@hotmail.com tel;4311101/9300257

 

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.

Amas University

Faalooyin
Julian Aas-aasaha Wikileaks Julian Assange oo ka Hadlay Cidhiidhiga Xoriyada Saxaafada    June 19, 2013
  Julian Assange oo ah Ninka aasaasay shabakada saamaynta wayn ku yeelatay dunida ayaa sanad
Wasiirada Masar Iyo Itoobiya1 Dawladda Masar iyo Itoobiya oo ku Heshiiyey in Biyaha Nile la Qaybsado, Wadahalada la sii Wado    June 19, 2013
Addis Ababa (SLF/W.Wararka) - Wasiirrada Arrimaha Dibadda dalalka Masar iyo Itoobiya, ayaa ku heshii
Saylici-iyo-Awdal Anigaa Reer Hebel ka Badan ma Soconayso Waxaanad Ilaahay Inooga Baridaan…’Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland oo booqasho ku tagay Boorama iyo nin magaalada Xariirad lagu dilay oo la aasay + magacyada dad falkaas loo qabqabtay    June 19, 2013
Boorama (SLF)- Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil
zaad-service-banner Telesom oo Liblaabtay Boobka iyo Bililiqadda ay ku Hayso Warbaahinta Madaxbanaan ee Somaliland iyo Dhaqamad Cusub ee aan ladhayal san karin    June 19, 2013
Hargeysa(Somalilandfuture) shirkad telesom oo ka mid ah shirkadah isgaadhsiineed ee dalka ayaa, mudo
Daahir Calasaw ILA-EEG iyo KULA-EEGAY ee khamiis laha ahaa oo aan khamiistii idiin soo gudbin barnaamijkii oo maanta eegaya Daahir Culusaw iyo weerarka uu ku hayo Dahab-shiil.    June 18, 2013
     ILA-EEG:  Waxa la yidhi beleda aan kaa qoslini belo maaha, miyaa aragteen yarkii mooryaank
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
June 2013
M T W T F S S
« May    
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
Site stats
  • Who's Online

    37 visitors online now