DAAWO:-Guddidii Gar-adag ee Beelaha Habar-jaclo oo Dhaliilo Xooggan u Soo Jeediyey Xisbiga KULMIYE iyo Muuse Biixi oo ay u Hanjabeen
(March 16, 2017)
DAAWO:-Guddidii Gar-adag ee Beelaha Habar-jaclo oo Dhaliilo Xooggan u Soo Jeediyey Xisbiga KULMIYE iyo Muuse Biixi oo ay u Hanjabeen. https://www.youtube.com/watch?v=cpWatfu78vI&feature=youtu.b
Afhayeen Xuseen Dayr Shirkii Golaha Wasiirrada ee Khamiistii 16.03.2017-ka oo uu Shir-gudoominayey Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Silanyo, waxa lagaga war bixiyey isla markaana lagu lafo-guray dhawr arrimood oo muhimad gaar ah u leh Qaranka.
(March 16, 2017)
Taariikh: - 16/03/2017 WAR-SAXAAFADEED   Shirkii Golaha Wasiirrada ee Khamiistii 16.03.2017-ka oo uu Shir-gudoominayey Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Silanyo, waxa lagaga war bixiyey isla
Kooxda Xidigaha Geeska oo Hal Gool Iyo Eber Kaga Badiyey Suxufiyiinta Somaliland
(March 16, 2017)
(SLF)- Kooxda Xidigaha Geeska iyo Suxufiyiinta Somaliland ayaa Galabta Isaga Hor Yimid Ciyaar Saaxiibtimo oo Ku dhex martay Garoonka Kubada Cagta ee Hargaysa Studium. Ciyaartan oo ah mid ay saxaafa
“Waxaanu Ugu Baaqaynaa Bulshada Caalamka Iyo Ururada Samafalku Inay Gurmad Bani-Aadamnimo Ay La Soo Gaadhaan Dadkaas Saboolka Ah Ee Waayuhu Hayo.”Wasiirka Madaxtooyadda JSL.
(March 16, 2017)
Hargeysa- (SLF)- Wasiirka Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa sharaxaad ka bixiyey najiitada kulan Madaxtooyadda ku dhexmaray gudida qaran ee taakulayna Abaaraha. Wasiir Xaashi ayaa yidhi  
hqdefault Qaar ka mida Dadka Danyarta Ah Ee Ku Dhaqan Magaalada Ceerigaabo ayaa beeniyey in ka qaybqaateen mudaharaad la sheegay in lagaga soo horjeedo xisbiga Wadani oo dhowaan ka dhacay magaalada ceerigaabo
(March 16, 2017)
Qaar ka mida Dadka Danyarta Ah Ee Ku Dhaqan Magaalada Ceerigaabo ayaa beeniyey in ka qaybqaateen mudaharaad la sheegay in lagaga soo horjeedo xisbiga Wadani oo dhowaan ka dhacay magaalada ceerigaabo.

Amas University

Faalooyin
jk Talo Soo Jeedin Ku Socota Dhinacyada Ku Hawlan Gurmadka Abaarta Somaliland    March 24, 2017
ilaahay baa mahad leh, waxaan halkan duco iyo salaamad ugu dirayaa Gudiga Abaaraha Qaranka ee Culima
Madaxweyne Kastaba Hoggaamiye Ma Noqon Karo: W/Q Cabdiraxmaan Cadami    March 22, 2017
Inkasta oo dadka qaar isku qaldo labada darajo, Madaxweyne kasta ma noqon karo hoggaamiye laakiin, h
Ahmed wall Qormo taxane ah oo Ribada iyo Muraabaxada ka hadlaysa    March 18, 2017
In dhowaale waxa yeedhay qaylo-dhaan gilgishay inta damiirkoodu nool yahay. Dhiiladan baa ka dhalate
cabdi caydiid MARSADA BERBERA – LABA LAYSKU HELI MAAYO (W/Q: C/RAXMAAN CAYDIID)    March 14, 2017
Marka hore Mahad oo dhami Eebe ayay u sugnaatay, Nabadgelyo iyo Naxariisina Suubanaheena Muxammad. M
thumbnail_Mustafe MAQAAL: Maxaa U Dhaxeeya Baggiyada Islaamiga ah Iyo Banggiyada Ganacisga (Ribawiga ah)    March 11, 2017
1. Waa maxay Banggi Dul-saar leh (Ribo) Conventional Banks? 2. Waa maxay Banggi islaamiya? 3.
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
March 2017
M T W T F S S
« Feb    
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
Site stats
  • Who's Online

    1 visitors online now