Hargeysa iyo Hawd: Xarumihii Halganka iyo Nabadaynta Somaliland. W/Q Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)(December 7, 2012)
Waxa lagu dhawaaqay natiijadii doorashada Golaha Deegaanka Hargeysa taas oo muran ka dhalisay qaybo ka mid ah caasimadda Hargeysa. Waan ka garaabayaa tabashada jirta iyo saluugga hadda taagan, waayo
WAKHTIGA DOORASHADA SHACBIGU WUU QEYBSAMAA: QALINKII CALI XARUURI(December 7, 2012)
Waa caadi in XUMMADDA doorashadu ay saameyn weyn ku yeelato dadweynaha dhexdiisa oo siyaasiyiintu kala qeybiyaan shacbiga. Waxay cadiifaddaa siyaasadeed ay muddo shaqeysaba oo ay heer gaadhaba u
“Doorashadii baa gobolo dhan la yidhi doorashada ka qayb-gali maysaan oo la duudsiyey xuquuqdoodii dastuuriga ahayd, intii dhexena waa la boobay oo Koombuutaradii ayaa laga waayay oo markii dambe la galiyey cod intii hore ka yar.” Muj Xasan Ciise Jaamac(December 7, 2012)
Hargeysa (Somalilandfuture)Guddoomiyaha ururka XAQSOOR Xasan Ciise Jaamac, ayaa sheegay inay dhalinyaradda taageereyaasha ururkiisa uu ku booriyay ahmiyadda nabad-gelyaddu u leedahay qaranim
Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay Shaqaaqo dhimasho iyo dhaamac keentay kuna baaqaday in Nabad galiyad lilaaloyo(December 7, 2012)
Hargeysa (Somalilandfuture)) Xukuumada Somaliland ayaa ka hadashay shaqaaqooyinka maanta iyo xalay ka dhacay degmada Axmed Dhagax ee Magaalada Hargeysa oo ay ku dhinteen laba qof kuna dhaawacmeen illa
Mucaaradka iyo Taageerayaasha Madaxweynaha Masar oo isku Dhacay iyo dhimasho iyo dhawaac ka dhashay(December 7, 2012)
Mucaaradka iyo Taageerayaasha Madaxweynaha Masar oo isku Dhacay iyo dhimasho iyo dhawaac ka dhashay Hargeysa(Somalilandfuture)Taageerayaasha Mucaaradka dalka Masar oo dibad baxyo ay kaga soo horj
Rabashadado xalay hargeysa ka dhay oo dhimasho iyo dhawaac sababay,wararkii ugu danbeeyey(December 7, 2012)
Hargeysa(Somalilandfuture)) Lab qof ayaa ku dhintay Rabshado xalay ka dhacay xaafadda Axmed Dhagax ee Koonfurta Hargeysa ka dib markii mudo haraad aan badnayin ka dhacay xaafad Axmed Dhagax 7 qof
Dhegeyso Heestan Cusub Waa Fanaan Cabdiqaadir AJ(December 7, 2012)
Dhegeyso Hees Cusub Oo UU Soo Saaray Fanaanka Axmed-Zaki(December 7, 2012)
(December 7, 2012)
Guddoomiyaha mareegta isku xidha taageerayaasha xisbiga KULMIYE ee dunida oo loo yaqaan KULMIYE E-group, Md Cabdirisaq Ibrahim Kooshin , gudida e-group-ka iyo dhamaan xubnaha ka tirsan golaha
Sadexda Xisbi ee Soo Baxay Oo Labada Mucaaradku Iyagu Isku Mucaarad Yihiin(December 7, 2012)
Waxaa Doorashadii Golaha Deegaanka ee Arbacadii ina dhaaftay wadanka ka qabsoontay soo baxay sadexdii xisbi ee kama danbaysta ahaa iyada oo aan weli Komishanku shaacin, haddana shaxda muuqanaysa
Faalooyin
Aas-aasaha Wikileaks Julian Assange oo ka Hadlay Cidhiidhiga Xoriyada Saxaafada June 19, 2013
Julian Assange oo ah Ninka aasaasay shabakada saamaynta wayn ku yeelatay dunida ayaa sanad |
Dawladda Masar iyo Itoobiya oo ku Heshiiyey in Biyaha Nile la Qaybsado, Wadahalada la sii Wado June 19, 2013
Addis Ababa (SLF/W.Wararka) - Wasiirrada Arrimaha Dibadda dalalka Masar iyo Itoobiya, ayaa ku heshii |
Anigaa Reer Hebel ka Badan ma Soconayso Waxaanad Ilaahay Inooga Baridaan…’Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland oo booqasho ku tagay Boorama iyo nin magaalada Xariirad lagu dilay oo la aasay + magacyada dad falkaas loo qabqabtay June 19, 2013
Boorama (SLF)- Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil |
Telesom oo Liblaabtay Boobka iyo Bililiqadda ay ku Hayso Warbaahinta Madaxbanaan ee Somaliland iyo Dhaqamad Cusub ee aan ladhayal san karin June 19, 2013
Hargeysa(Somalilandfuture) shirkad telesom oo ka mid ah shirkadah isgaadhsiineed ee dalka ayaa, mudo |
ILA-EEG iyo KULA-EEGAY ee khamiis laha ahaa oo aan khamiistii idiin soo gudbin barnaamijkii oo maanta eegaya Daahir Culusaw iyo weerarka uu ku hayo Dahab-shiil. June 18, 2013
ILA-EEG: Waxa la yidhi beleda aan kaa qoslini belo maaha, miyaa aragteen yarkii mooryaank |
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Site stats |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||



