Gudoomiyaha Hay’adda Dhawrista tayada oo Soo Saartay Amarro Lagu Xakamaynayo Tayada Dawooyinka iyo Shidaalka Dalka Loo iibkeeno(February 28, 2012)
Hargeysa (somalilandfuture)Gudoomiyaha hay,adda Dhawurista tayada ayaa markii ugu horraysay maanta soo saartay amarro lagu xakamaynaayo tayada daawooyinka dadka iyo xoolaha, shidaalka iyo saliidaha m
Sheekha mucjisada ah ee Shariif Makididi oo Somaliland siweyn loogu soo dhaweeyay iyo ujeedada socdaalkiisa(February 28, 2012)
Hargeysa (Somalilandfuture)-Waxa maanta is heer sare ah loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee Cigaal International Airport ee magaalada Hargeysa Sheekh Shariif Makididi oo ah wiil mucjiso ah oo
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo sheegay,inay indhaha ku hayaan firxadka Alshabaab ,kana foojigan yihiin(February 28, 2012)
Hargeysa (somalilandfuture) Madaxwene ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta sheegay inay xukuumadda Somaliland is ku hayso isle markaana lasocoto firx
Mobillo Basaasaya Farriimaha Gaarka ah ee Internetka la Isku Waydaarsado oo la soo Saaray(February 28, 2012)
Khubaro cilmi tiknoolajiyadda ku takhasusay, ayaa shaaca ka qaaday shalay in shirkadaha soo saara telefoonnada gacantu ikhtiraaceen mobillo casri ah oo basaasa farriimaha dadku isku waydaarsadaan bara
Dariiqooyin Dabiici ah oo aad Kaga Hortagi Karto Murugada, Diiqadda iyo Werwerka Kula soo Darisa by ibraahin khadar siciid(February 28, 2012)
Diiqadda, murugada iyo welwelku waa qaar ka mid ah cudurrada caanka ah ee nafsadda bani’aadamka ku dhaca, dadkuna badanaa waxay ka werwereegaan inay doontaan wax caawimo ah iyagoo daawo ka dhigta da
Dawladda Faransiiska oo Qalab Millateri ku Wareejisay Ciidammada Burundi ee Muqdisho Jooga(February 28, 2012)
Muqdisho (slf/W.Wararka)- Saraakiisha ciidammada dalka Faransiiska ee jooga qaaradda Afrika, ayaa sheegay inay qalab ciidan ku wareejiyeen ciidammada Burundi ee ka tirsan kuwa AMISOM ee ku sugan magaa
Itoobiya oo Caddaysay inay Weerari Doonto Magaalooyinka Soomaaliya ee Al-shabaab Gacanta ku Hayso(February 28, 2012)
Addis Ababa (SLF/W.Wararka)- Dawladda Itoobiya ayaa markii ugu horreysay shaaca ka qaaday xilliga ay ciidammadeeda kala baxayso magaalooyinka Baydhabo iyo Baladweyne ee dalka Soomaaliya oo ay dhowaan
Golaha Degaanka Hargeysa oo Ansixiyey Magacyo loo Bixiyey Waddooyinka Caasimadda(February 28, 2012)
Hargeysa (somalilandfuture) - Golaha Degaanka Hargeysa, ayaa maanta ansixiyey magacyo loo bixiyey guud ahaan waddooyinka mara degmooyinka, waaxyaha iyo xaafadaha magaalada, kadib markii in muddo ah la
UCID oo si Weyn u Taageeray Natiijada Shirkii London, Ammaanna u Jeediyey Madaxweyne Siilaanyo(February 28, 2012)
Hargeysa (somalilandfuture)- Xisbiga mucaaradka ah ee UCID, ayaa taageero buuxda u muujiyey natiijada ka soo baxday shirkii lagaga hadlayey arrimaha Soomaaliya ee dhowaan ku qabsoomay magaalada London
Maayar Jiciir oo Shaaciyey in ay Shaqada ka Joojiyeen Mid ka Mid ah Shirkadaha Qashinka ka Gura Magaalada(February 28, 2012)
Hargeysa (somalilandfuture) Maayarka Hargeysa Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir, ayaa shaaciyey in ay shaqada ka joojiyeen mid ka mid ah laba shirkadood oo qashinka ka guri jiray caasimadda, kadib markii ay
Faalooyin
Maroodi-jeex Oo U Gudbay Ciyaarta kama Damaysta, Markii ay 2-1 Kaga Tallaabsadeen Xulkii Gabiley June 18, 2013
Xulka Kubadda Cagta ee Gobolka Maroodijeex (Hargeysa) ayaa galabta u gudbay ciyaarta kama damaysta e |
|
Xukuumadda Somaliland oo Hawadeeda ka Eriday Diyaaradii u Horeysay ee ogolaansho ka soo Qaatay Somalia June 18, 2013
HARGEYSA (Halgannews)- Xukuumadda Somaliland ayaa Hawadeeda ka Eriday Diyaaradii u horeysay ee ogola |
Xukuumadda Somaliland oo Hawadeeda ka Eriday Diyaaradii u Horeysay ee ogolaansho ka soo Qaatay Somalia June 18, 2013
HARGEYSA (SLF)- Xukuumadda Somaliland ayaa Hawadeeda ka Eriday Diyaaradii u horeysay ee ogolaansho k |
Kulanka xalay ee Ururkii Xaqsoor iyo Madaxweynuhu ay ku yeesheen qasriga. June 18, 2013
(SLF)- Kulan caawa ku qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland oo madaxweynaha JSL, uu |
Dawladda Somaliland oo Shaacisay Kaalinta ay ka Qaadanayso Khilaafka u Dhexeeya Itoobiya iyo Masar June 17, 2013
Mawqifka Somaliland ee la xidhiidhka khilaafka biyaha webiga Niil-ka + saamaynta colaada Masar iyo I |
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Site stats |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||



